CV and Credentials

Qasim Hersi Farah: Email: drqasimxirsi@gmail.com Tel:1+647-740-6772

Taariikh Waxbarasho oo Kooban
Qasim waxa uu Waxbarashada ka gaaray heerarka hoos ku taxan:

1. Labo Ph.D.
2. Labo Master.
3. Labo Bajolar (hal BA iyo labo Diploma oo u dhigma BA)
4. Dugsi Sare ee Farsamo
5. Dugsi Hoose/Dhexe

Takhasusaat:

1. Cilmiga Bii’ada
2. Cilmiga Badaha
3. Isbar-bar dhigga Sharciga Islaamka iyo Qaanuunada Reer Galbeedka
4. Sugitaanka Nabadda iyo Dejinta Maamul-Siyaasad (policy)
5. Mufassir iyo Qaari Qur’anka (Xaafid)
6. Daraasaatka Islaamka
7. Daraasaatka Xuquuqda Dumarka iyo Caruurta
8. Daraasaatka Siyaasadda iyo Dhaqanka Soomaaliya

Luuqadaha uu Ku hadlo:

1. Af Somali
2. Arabic
3. English
4. French
5. Swahili
6. Bahasa Malayu

Bayaaninta Darajooyinka Waxbarasho:

• PhD Marine Policy: Networks of Instability in Somalia, York University, Canada 2009-2016
• Ph.D. Environmental Law and Policy in Somalia, University of Malaya, Malaysia 2000-2007
• LLM. Degree, Land Degradation in Somalia,, University of Malaya, Malaysia 2000-2007
• MCL. Degree, Comparative Law, International Islamic University, Malaysia 1995-1997
• BA. Islamic Studies and Shariah, Somalia National University, Somalia 1986-1990
• Diploma, Conventions of Fishery and Navigation, Bagamoya, Tanzania 2003-2004
• Diploma, Communication and Statistics Applied, Somalia 1987-1988
• High School Certificate, Fishery and Navigation, Mogadishu, Somalia 1982-1986
• Dugsi Dhexe, Mareereey, Somalia 1979-1982
• Dugsi Hoose, Dajuuma, Somalia 1976-1979

Shaadooyinka Tababarro (PROFESSIONAL COURSES)

• Parental Education Training (COPE) , Family Service Association, Canada 2007-2008
• Municipal Development, Harare-Zimbawe and Nairobi, Kenya 2003-2004
• Marine Management, Dara Salam, Tanzania 2003
• Capacity Building Training, United Nations High Commission for Refugee, Kenya 1993

Taariikh Shaqo (EMPLOYMENT HISTORY)
• Lecturer, York University, Toronto, Canada 2009–2016
• Teacher, College of Toronto, Toronto 2007-2009
• Settlement Worker/Youth Coordinator, CultureLink, Toronto 2006-2008
• Youth Coordinator, SomAid Immigrant, Toronto 2005-2006
• Permanent Secretary, Ministry of Environment & Disaster Management, Somalia 2000-2005
• Consultant/Researcher, Environmental Development Agency, Malaysia 1997-1999
• Assistant Manager, Mandera Educational Development Society, Kenya 1993-1994
• General Secretary, Soma-Action, Kenya, Somalia and Ethiopia 1991-1993
• Data Collector/Analyzer, Ministry of National Planning, Somalia 1987-1991

Dhaq dhaqaaq Siyaasadeed

1. Mucaarad fir fircoon 1988-1990
2. Maxbuus Siyaasadeed 1989
3. Muslix fir fircoon 1991-1999
4. Mas’uul Dawladeed 2000-2005
5. Murashax Madaxweynenimo 2002-2004
6. Mu’allif Kutub Somali u hadasha 1995 –
7. Musaafir la qasbay 2005-2017

Qoraallo ilaa sanadka 2011

1. Buugaag: 50
2. Maqaallo: 80+
3. Warbixinno heer Qaran iyo Caalami: 21

Adeegga Bulshada ee Madax Banaan

1. Wax ka asaasay mid ka mid ah Hay’adihii Sama-Fal ee ugu horeeyey dalka Soomaaliya (Soma-Action), 1991 – 1993
2. Assaasay hawlgeliyeyna Hay’adda Bii’ada iyo Khayraadka Dabiiciga ah (NERDA), 1997-1999
3. Ka qayb qaatay dhismaha Isbitaallo, Dugsiyo, Kawaano, iyo Daraasado cilmi baaris ee dalka Soomaaliya, 1992- 2017

Xubinimada Ururada Caalamiga ah (Membership of Academic, Leadership and Human Rights Organizations)
• PEN Canada
• Amnesty International
• Canadian Journalists for Free Expression – Journalists in Exile
• Application for Women’s Rights in Development (AWID)
• Somali Intellectuals in Diaspora
• Association of Sub-Saharan African Association of Malaysian Alumni

Xubinimada iyo Hogaaminta Macaahidda Waxbarasho iyo Hawleed (Leadership Activities)
• Madxaweyne ku Xigeen, African-Canadian Council of Organizations, 2011-2017
• Board Officer, Midaynta Community Service, Toronto, Canada 2010 -2015
• Imaam, Masjid Al-Ansar Al-Nayjeriyi, Toronto, Canada 2006 –
• Madxaweyne, Somali Community in Malaysia, Kuala Lumpur, Malaysia 2000
• Madxaweyne, Somali Student Association, International University Malaysia 1998-1999
• Xoghaye Guud, East African local NGOs Coalition, Nairobi, Kenya 1993-1995
• Tifatire, Hanon Journal, Bula-Hawa, Somalia 1991-1992
• Maxbuus Siyaasdeedka ugu Da’yaraa, Muqdisho 1989

TESTIMONIES: AVAILABLE UPON REQUEST